Wednesday, September 23, 2015

Asc dhamaan walaalaha islaamka aha waxaan jeclahay in aan idinkala qeeyb qaato farxada maalinta Eida waxaan ilaah kabaryeenaa in Eidan eideeda kale uu nagu gaarsiiyo Samo, Barwaayo, Caafimaad iyo Baraare buuxdo insha allaah.

Tuesday, September 22, 2015



Bari waa maalin ceenkee ah?

Maalinta CARAFO waa maalin uu Allaah SW ku dhaartay weynideeda daaraadeed sidaa darteed ayaa waxaa laga fahmayaa maalinta CARAFO inay tahay maalin aad uweyn una qiimo badan sida ku cad xadiiska uu Abuu Hureyraha wariyay (RC) inuu nabiga NNKH uu yidhi (Maalinta mowcuudka ah, Maalinta la isu yaboohay, Maalinta qimaaha, Maalinta mashhuudka ahna waa maalinta carafe) xadiiskan tirmid ayaa wariyay ilaahay ha u naxariistee albaanina xasan ayuu ku tilmaamay.

Suurada Al-buruuj ayaadaha 1.2,3aad (Allaah wuxuu ku dhaartay samada xidgaha leh iyo maalinta la isu yaboohay, maalinta qiyaamaha iyo dadka joogsan maalintaas iyo waxyaalaha imaan maalintaas) sidoo kalana Ibnu Cabaas oo ah saxaabigii tarjumay quraanka kariimka waxaa uu ku macneeyay aayada 2aad ee ku jira suurada Al-fajri in loola jeedo qeyb ka mid ah maalinta CARAFO ( allah waxaa uu ku dhaartay waa bariga 2 iyo habeenada toabka ah ee dulxaj uhoreeya iyo tirada siman maalinta ciida 10aad iyo tan is dheercarafo 9aad).

Soonka maalinta CARAFO waxaa lagu dhaafaa dambiyada labo sano midkii tagay iyo kan soo socda sidaa waxaa sheegay nabigeena suuban{SCW} markii la su’aalay maalinta CARAFO sida ku sugan xadiiska uu Muslim ku wariyay saxiixiisa (waxa lagu dhaafaa dembiyada sanadkii tagay iyo sanadka soo socda) yabooha nabigeena suuban{SCW} sheegay inuu helayo ruuxii soomaa waxaa ey nafsadeenana ku dhiiro galineysaa inaan ku dadaalno soonka carafo fadliga uu leeyahay maalinta carafo isla markaana waa inaan soonaa oonu kafaa iideysanaa fursadaas weyn ee ina hortaala.

Allaah SW waxaanu kabaryeeynaa aniga iyo idinkaba in uu nawaafajiyo maalintaas oo ku aadan maalinimada barito ah ee Arbacada oo taariikhduna ku beegan tahay 23/9/2015.

Sunday, September 20, 2015


Windows 7 Peer-to-Peer Configuration

Overview

Pathways is a client/server-based application in which network clients access a single copy installed to the network server. Once installed, the server acts as a central repository for all program and data files, as well as an internal set of file location pointers. Since these pointers reside on the server, they are the same for every workstation accessing Pathways on the network. Consequently, the installation of Pathways must be done to a commonly mapped network drive on the server.
In a peer-to-peer network configuration, each workstation has the ability to operate as both a client and a server. However, with a client/server based application such as Pathways, it is necessary that only one workstation act as the server, with the other workstations, or clients, accessing Pathways from that single ìserverî. The installation of Pathways can either be performed from one of the workstations or from the server itself, as long as it installed to a drive that is common to all systems on the network.









Pages

Unordered List

Sample Text

Blog Archive

Pages

Powered by Blogger.

Popular Posts

Recent Posts

Text Widget